"Muxuu dayax soo mir kacay, Deegaan kale ii furfuray."
"Waxa laga yaaba inad saacado badan ku bixiso iskuulka, intaad is leedahay yaad saaqidin ee waxbaro, oo ka warran maalinta qiyaame haddaad saaqido maalinta aan saaqidnimo ka weyni jirin."
"Farxaddu gacan shisheeye lagama sugo, ee ficilkaaga wanaagsan ayay ka dhalataa."