Xirfadaha ganacsiga, maalgashiga, dhaqaalaha, iyo koboca shaqsiga.
6 XikmadoodHaddii aad doonayso in adduunku isbeddelo, isbeddelka naftaada ka bilow.
Waxaa timaada maalin ay is-bedel la'aantu ka xanuun badan tahay dhibaatada aad u marto koritaanka iyo guusha.
Dariiqa keliya ee isbedelka lagu fahmi karo waa in aad wehel ka dhigato oo aad la qabsato socodkiisa.
Geesinimadu maaha inaanad waligaa kufin, ee waa inaad kacdo mar kasta oo aad kufto.
Geesinimadu maaha cabsi la'aan, ee waa inaad cabsida ka adkaato.
Wixii ina soo dhaafay iyo waxa inagu soo socdaba waa wax yar, marka loo eego awooda iyo xoogga ku dhex qarsoon nafteena.