Insights about family and relationships
2 Xikmadood“Dad baa dibadda ka qurux badan, guriga markay soo galaana bahal ah, qofka aad nolosha isku darsateen iyo caruurtaad dhashay inaad ku xumaato, dibadana nin fiican oo laga yaqano hebel la yiraahdo noqotid wax fiican ma aha.”
— Sheikh Mustafa
“Jaamacad baan ka baxay, shahaadaan qaatay, shaqo fiican baan helay war waad tagaysaaye waxaas oo dhan waa maalmo, maalin ama maalin badhkeed ayay nolosha oo dhan kula noqon marka qiyamaha lagu weeydiyo.”
— Sheikh Mustafa