Xikmado ku saabsan xasillooni
3 XikmadoodFarxaddu gacan shisheeye lagama sugo, ee ficilkaaga wanaagsan ayay ka dhalataa.
Qofkii hela ujeeddo iyo yool uu u noolaado, wuu u adkaysan karaa dhib kasta oo soo wajaha.
Ujeedada nolosheenu waa inaan helno farxad iyo xasillooni nafeed.