Xikmado ku saabsan dhiirigalin
3 XikmadoodGeesinimadu maaha inaanad waligaa kufin, ee waa inaad kacdo mar kasta oo aad kufto.
Geesinimadu maaha cabsi la'aan, ee waa inaad cabsida ka adkaato.
Wixii ina soo dhaafay iyo waxa inagu soo socdaba waa wax yar, marka loo eego awooda iyo xoogga ku dhex qarsoon nafteena.