Xikmado ku saabsan isbadalko
3 XikmadoodHaddii aad doonayso in adduunku isbeddelo, isbeddelka naftaada ka bilow.
Waxaa timaada maalin ay is-bedel la'aantu ka xanuun badan tahay dhibaatada aad u marto koritaanka iyo guusha.
Dariiqa keliya ee isbedelka lagu fahmi karo waa in aad wehel ka dhigato oo aad la qabsato socodkiisa.