Ku saabsan Aqoonta
3 Xikmadood“Saddex shay weligood ma qarsoonaadaan: Qorraxda, Dayaxa, iyo Runta.”
— Hal-abuur aan la aqoon
“Runtu xorriyad ayay ku siinaysaa, balse marka hore xanuunkeeda ayay ku badaysaa.”
— Hal-abuur aan la aqoon
“Waxa aan maqalno waa aragti dad, ee maaha xaqiiqo dhaba. Waxa aan aragnona waa uun siday inala tahay, ee maaha runta dhamaystiran.”
— Hal-abuur aan la aqoon